1. Beertu waa bu'dda nolashee.
2. Barataniyo bakaro faag hadey bilabato.
3. Kaan wax beeran xoow lasoo baxaa?
4. Badiyo bari hadii laga banado.
5. Waxii lasoo baayacaay.
6. Kaan wax beeran xoow lasoo baxaa?
7. Bulshooy baahi intaad ubaqtinlahayd.
8. Beerta beeruhu waa bu'dda nolashee.
No comments:
Post a Comment