Tuesday, September 1, 2020

sida nin gacan maran

1. Sida nin gacan maran oo gudcur, guureynaya gelin dhaxaadkiiye.
2. Oo goobaya hashii geela, ugu gaax badneede.
3. Oo gol iyo gabiib gucleeyn iyo, orod uga gooba.
4. Oo geedkii magoolanba, gaduuda ugu yeera.
5. Ayaan gacalooy kuu goobayaa goor iyo ayaane.

Curiye: Maxamed Cumar Cabdulle (Makaraan)

No comments:

Post a Comment

sida nin gacan maran

1. Sida nin gacan maran oo gudcur, guureynaya gelin dhaxaadkiiye. 2. Oo goobaya hashii geela, ugu gaax badneede. 3. Oo gol iyo...